Riyadaydii oo maanta rumoowday riyaas oo ahayn inaan marun gacanta kudhigo shahaadada Degree-ga ee Maadada IT-ga.
Run ahaantii waxaan aad ugu faraxsanahay inaan laqalin jabiyo dhalinyaro aad uwanaagsan oo qayb wayn kaqaatay inaan maanta kamid noqdo.
Waxaan mahadcelin halkan uga dirayaa dhamaan macalimiinta nala garab istaagay inaan noqono dad jaamiciyaal ah, Uga horeeyo Deanka Kulliyada Mudane Abdisalan (Jarane).
Waxaan Leeyahay dhamaan asxaabtayda Welcome to Our New Future.
The Dream Comes True