Sanadihii 2007/2008 ayey ahayd xiligaan kaqalin jabiyey Dugsiga Sare ee Hamdan Binu Raashid.
Sida aad sawiradan uga jeedaan waa xaflad qalin jabin oo aad loosoo agaasimay waqti badana lagu lumiyey iyada oo aan aad ugu mahadcelinayo ardaydii gabdhaha ahaa ee xiligaas oo ahaa arday aad ufirfircoon kana dhigay xaflada mid indhaha uroon.
Waxayna ahayd wadadii uu kasoo bilowday hamigayga kuwajahnaa inaan marun kamid noqdo jaamiciyaasha somaliyeed.

1 comment:
hi faariz i like this blog so much bro
Post a Comment